dhuglaawe
(m.l) (-wayaal, m.l/dh)Qof aan caqli badan lahayn; dhoohan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuglaawe ↴
dhaafsan [Fal Gudbe4 | Verb Transitive4] (-naa, -nayd)
1. Meel, wax meel kale ka shisheeya ahaansho. 2. Is dh.: qof dhuglaawe ah ama maahsan ahaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg