Site icon Qaamuus

ereyga

Dhukaan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Cudur ur qurmoon leh geela ku dhaca, neefka daaqa u diida oo uu la caatoobo.

Dhukaan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay; -aami)

Dhukaan qaadid (geel).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhukaan

baal | dhugayso | dhukaamid | dhuug | gannad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version