dhukay
(m.l)Dhegdheg madow-xigeen ah oo dhegta gudaheeda sare qanjirradu ku dhaliyaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhukay ↴
dhukayasho [m.f.dh]
eeg dhukayo.
dhukayo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-yday, -yatay)
Dhukay iska bixin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg