Dhul
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-lal, m.l)1. Meeraha dadku dushiisa ku nool yahay. 2. Barri. 3. Dal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhul ↴
aagga-qabow | da'aa | laab | maab | haad | haadaan | kaabad | qaab-dhuleed | faag | faago |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg