Dhul-rif
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-fyo, m.dh)(jool.) Lisanka dhulka ku dhaca ee ka dhasha dabaylaha, biyaha socda, mase barafka iyaga oo qaadaya waxyaalihii dhulka ka rifmay sida ciidda iyo dhagxaanta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhul-rif ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg