Site icon Qaamuus

ereyga

Dhuldhac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Kabbiska guriga. 2. Jirro culus oo qof la kici waayo. 3. ld dhuldhicid.

Dhuldhac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)

Jirro culus awgeed la kici waayid (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuldhac

dhuldhicid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version