Site icon Qaamuus

ereyga

Dhulmareen

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

1. Qof dalal badan maray oo waayo arag ah. 2. Qof dhul aan hore loo aqoon helay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhulmareen


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version