Dhululub
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-byo, m.dh)(xis.) Adke ku soohdimaysan dul dhululubaysan iyo laba sallax oo barbarro ah, ama dusha adkahan oo kale.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhululub ↴
annilliida | birmiil | cadaadis-beege | dhululubo | fuusto | kiloogaraam | kutirsane | qashir | raybosoom |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg