Site icon Qaamuus

ereyga

Dhunji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Cunaha marin iyadoo caloosha loo riixayo (cunno, cabitaan iwm).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhunji

dhunjin | dhunjis | dhunxi | dhunxin | dhunxis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version