Dhunkaal
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Geed-nugeyl gaaban, cad, oo caleemo balballaaran oo xooluhu jecelyihiin leh, oo xabagtiisu sun tahay. 2. Xabagta dhunkaasha ee sunta ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhunkaal ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg