Dhunko
Qaabnaxa: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3 Isrogrogga: (-kaday, -katay)Bushimaha cid kale ku taabasho kalgacayl ama xurmo awgeed.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhunko ↴
dhunkasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg