Dhunkuluuluxsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax la dhunkuluuluxiyay ahaansho (cunto).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhunkuluuluxsan ↴
dhunkuluuluxsanaan | dhunkuluuluxsanaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg