Site icon Qaamuus

ereyga

Dhur

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Taran. 2. Nasiib. 3. Faa'iido.

Dhur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Biyo weel dardarid iyadoo meel kale lagu shubayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhur

haandhurwaa | banduul | baxnaani | baxnaano | beendhure | beestayn | dhac | dhogof | dhoondhurwaa |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version