dhuran
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-rmay, -rantay; -rmi)Wax hadal tiro badan oo aan xikmad lahayn sheegaya noqosho (qof).
dhuran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)Wax la dhuray ahaansho (biyo).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuran ↴
dhurmid [m.f.dh]
eeg dhuran¹.
dhurnaan [m.f.dh]
eeg dhuran². ld dhurnaansho.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg