Dhure
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rayaal, m.l/dh)1. Fandhaal weyn. 2. Weel kasta oo wax lagu dhuro.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhure ↴
beendhure | qudde |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg