Site icon Qaamuus

ereyga

dhurow
(m.l)

1. Liibaan; khayr. 2. ld dhuroobid.

dhurow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Liibaan, taran, khayr iwm helid (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhurow

dhuroobid [m.f.dh]
eeg dhurow².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version