dhusundhus
(m.l)(dhusundhus, m.dh) Geed-quwaax leh dheecaan dufan leh oo urtiisu sida gaaska tahay. ld dhudhus.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhusundhus ↴
dhudhus [m.l]
ld dhusundhus.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg