Site icon Qaamuus

ereyga

Dhuubnow

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-naaday, -naatay)

1. Wax dhuuban noqosho. 2. Wax caato ah noqosho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuubnow

dhuubnaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version