Site icon Qaamuus

ereyga

Dhuuji

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

1. Wax si xoog ah gacanta ugu qabasho. 2. Wax meel ku adkeyn. Tus. “Foostada furka ku dhuuji”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuuji

adkee | burshintuur | burshintuur | camandhuuji | camandhuujin | dameeradhuuji | dameeradhuujin | dhuujin | dhuujis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version