Site icon Qaamuus

ereyga

dhuuki
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Si tartiib ah oo gaadmo ku jirto u socosho (nafley).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuuki

dhuukin [m.f.dh]
eeg dhuuki. ld dhuukis.

dhuukis [m.l]
ld dhuukin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version