Site icon Qaamuus

ereyga

Dhuuni

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cuntada dadku cuno. 2. Qof cuntada ku mamman.

Dhuuni

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nyay, -niday; -nyi)

Qof cunnasiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuuni

caddadhuuni | dhuunidoon | dhuunirraac | dhuunirraacnimo | dhuunyid | gasiin | hunguriweyn | hunguriweyne |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version