Site icon Qaamuus

ereyga

Dhuunqabad

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cudur ku dhaca geedka meseggada ama galleyda oo u diida in uu sabuulku baxo. 2. ld dhuunqabasho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dhuunqabad

dhuunqabasho | luunqabad |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version