dhuunyeeri
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)Ruux bixidda ka hor si gaar ah u yeerid (neef geel ah).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dhuunyeeri ↴
dhuunyeerin [m.f.dh]
eeg dhuunyeeri. ld dhuunyeeris.
dhuunyeeris [m.l]
ld dhuunyeerin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg