Dib
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bab, m.l)Dhabarka xoolaha qaarkiisa danbe (hilib). ld dub¹.
Dib
Qaabnaxa: Magac, Dheddig, Falkaab | Noun, Feminine, Adverb Isrogrogga:1. Gadaal. 2. Ka 0 d./kadd.: xagga dambe ka xiga.
Caddibid*
Dhibid ama shiddeyn; dhibaateyn; Xannibid
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Nin seexday siciisa dibi dhalay*
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dib ↴
aakib | ta | ka | kaadi | kaadibadshe | waabo | daabax | faago | baadibixiye | baadibooliye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg