Site icon Qaamuus

ereyga

dibadyaalow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Wax la xooray oo aan qiimo lahayn noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh dibadyaalow

dibadyaaloobid [m.f.dh]
eeg dibadyaalow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version