Dibbir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Dibbiro calool. 2. Qof maal qabeen ah.
Dibbir
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)1. Dabayl badan oo gudaheeda ku samaysantay awgeed fuurid (calool). 2. Cid aad u dhargid. 3. Qof cayil.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibbir ↴
ciildibbir | ciildibbir | ciildibbirid | dibbiraysan | dibbiraysnaan | dibbiraysnaansho | dibbiri | dibbirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg