Dibbiri
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax dibbirsan ka dhigid. 2. Is d.: si islaweyni leh u muuqasho.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibbiri ↴
ciildibbirid | dibbirid | dibbirin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg