Site icon Qaamuus

ereyga

Dibbirsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-amay, -antay; -ami)

Wax dibbiray noqosho.

Dibbirsan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Wax dibbiray ahaansho. ld dibbiraysan, dibbiryaysan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibbirsan

dibbiraysan | dibbiraysnaan | dibbiri | dibbirsamid | dibbirsanaan | dibbirsanaansho | dibbiryaysan | dibbiryaysnaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version