Site icon Qaamuus

ereyga

Dibdhac

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Daahidda laga daaho ballan iwm. ld dibdhicid.

Dibdhac

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday; -dhici)

1. Waqtigii la rabay ka gadaal marid. 2. Heer wanaagsan oo lagu sugnaa hoos uga dhicid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibdhac

daah | dibdhicid | dubudhac |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version