Site icon Qaamuus

ereyga

Dibi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(dibi/-iyo, m.dh) Labka lo'da.
Caddibid*

Dhibid ama shiddeyn; dhibaateyn; Xannibid


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Nin seexday siciisa dibi dhalay*


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibi

faago | baadibixiye | faaltow | orgeysguur | taallaquf | baantow | baaro | bakool | banaanadi | bidibidi |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version