Site icon Qaamuus

ereyga

Dibin-siilka

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-bno ..., m.l)

(c.nafl.) Xubinta galmada ee dumarka qaybteeda dibadeysa. Laba joog oo faruuryo ah oo kala ah dibnaha waaweyn iyo dibnaha yaryar waxay daboolaan daloolka siilka, daloolka kaadimareenka kintirkana horay bay u leexiyan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibin-siilka


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version