Site icon Qaamuus

ereyga

Dibkabe

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bayaal, m.dh)

(nax.) Lifaaq kagu dhejiyo sal magac ama fal dhammaadkiisa, yacnii dhiniciisa midig. Tus. “Dukaanle baa illinka furay”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibkabe

curiye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version