Site icon Qaamuus

ereyga

Dibuggurasho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Cabsi darteed gadaal u bixid. 2. Xeelad dagaal oo ciidanku adeegsado. ld dibuggurad, dibugguro, dibugguryo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibuggurasho

dibuggurad | dibugguro | dibugguryo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version