Site icon Qaamuus

ereyga

Dibuquudsi

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Isticmalka iyo ka faa'iideysiga qayb ka mid ah maxsuulka qalab amar-dooriye ah si caynaanka loogu hayo kartida waxqabadkiisa. Waxa ay saamaysaa jabaq-kordhiyeyaalka.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dibuquudsi


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version