Site icon Qaamuus

ereyga

Dicaayad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. War aan sal iyo baar lahayn oo cid laga fidiyo iyadoo lagu caayayo. 2. War aad u badan oo cid wax gaar ahaaneed looga dhaadhicinayo. ld dacaayad, dacaayo, dicaayo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dicaayad

borobogaanda | dacaayad | dacaayadee | dacaayadeyn | dacaayo | dicaayadee | dicaayadeyn | shuushuule |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version