Diddin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:In yar oo hoore ah. ld dindin¹.
Diddin
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-imay, -intay; -imi)In yar oo hoore ah si ayaar ah u daadasho. ld dindin².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diddin ↴
diddimid | diddinsad | diddinsasho | diddinsi | diddinso | dindin | dindin | dindinsad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg