Site icon Qaamuus

ereyga

Didib

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga:

1. Dhul dibir ah. 2. Ciid budo cad ah ama dhagax xaraarta ka samaysmay.

Didib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Dhagax badanaaba ku jira macdanta kaarboneyt, gaar ahaanna kaarbooneytyada kaalsiyam iyo magniisiyam.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga didib

kaalsiyam | gaaroodi | gawaan | gegi | shamiinto | tiirfoorara | tiirtaagan | walagaleen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version