Site icon Qaamuus

ereyga

didmo
(m.dh)

Yaacidda xoolo, ugaar iwm. baqdin awgeed la yaacaan. ld dudmo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh didmo

aloogso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Si didmo iyo degganaan la'aan leh u kicid (nafley).

dudmo [m.dh]
ld didmo.

hanfariir [m.l]
Argaggax; didmo; sas. ld anfariir¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version