Didsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax dhiillaysan ahaansho (xoolo, ugaar iwm). ld dudsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga didsan ↴
dhididsan | dhididsanaan | dhididsanaansho | didsanaan | didsanaansho | dudsan | dudsanaan | fiigtaal | weji didsan |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg