Site icon Qaamuus

ereyga

Digniin kamadambeys ah

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(siyaa.) Xagga qawaaniinta caalamiga, waa shuruudaha ugu dambeeya wada hadal, ku gacan seeriddiisuna ay keento joojin wada xaajoodka socday ama ku dhaqaaqid awood wax ku xallin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digniin kamadambeys ah


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version