Site icon Qaamuus

ereyga

Digo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Saalo. 2. Saalo burburtay oo badan.

Digo

Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3 Isrogrogga: (-gtay, -gatay)

1. (f.g) Aroos cid ugu wacasho. 2. (f.mg) Ku d.: col jabay, qof laga adkaaday iwm hadal lafajebis ah ku dhihid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digo

oog | bacrimee | bacrimiye | carranafaqayn | ciddigod | dhaddigood | dheddigood | dhiddigood | digasho | digdigo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version