Digri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(dii.)Qasaa'id diini ah oo ay qaadaan wadaaddada dariiqooyinka; xadro. ld digriyid.
Digri
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)(dii.) Digri qaadid (wadaad dariiqo).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digri ↴
saacaddiya | xadro | cabbire-selsiyas | dariiqo | dhafar | digrii | digrii | digriyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg