Site icon Qaamuus

ereyga

Digrii

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Darajo.

Digrii

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. (fiis.) Halbeegga heerkulka oo la doorsooma kolba qiyaasta la adeegsanayo, sida santigireedh ama feeranhayt. 2. (juqr.) Halbeegga loolka ama dhigaha ee la adeegsado si loo muujiyo meel ka mid ah dhulka dushiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga digrii

cabbire-selsiyas | kulqaad | kulqaad-gaar | mayl-juqraafi | weheliyaha fididda dhererka |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version