Site icon Qaamuus

ereyga

Dihin

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-hnaa, -hnayd)

1. Wax aan weli la lisin ahaansho (xoolo). 2. Wax aan weli sidii la rabay looga faa'iidaysan ahaansho (dhul). ld dahan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga dihin

ugub | aftin | asaddihin | carcar | dahan | dihnaan | jilqab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version