Site icon Qaamuus

ereyga

diibaaji
(m.l)

Lacag yar oo horumarin ahaan qof wax uu iibsaday ka dhiibo. ld deebaaji, dibaaji.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh diibaaji

deebaaji [m.l]
ld diibaaji.

dibaaji [m.l]
ld diibaaji.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version