Diid
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Codsi, amar, siismo, iwm ku gacan sayrid.
Diid
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wareer lala dhaco tamardarro awgeed.
Diid
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-day, -dday)Tamardarro awgeed la dhicid (qof).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diid ↴
ba | ha | ma | yaa | oggol | oggol | gaadiid | gaadiidsad | gaadiidsasho | gaadiidsi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg