Site icon Qaamuus

ereyga

Diiddan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Codsi, amar, siismo iwm wax ku gacan sayray ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diiddan

oggol | oggol | laakiin | yuur | cagataallee | diiddanaan | diiddanaansho | diidsan | gadood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version