Site icon Qaamuus

ereyga

Diiddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Ku gacan sayridda lagu gacan sayro codsi, amar, siismo iwm.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diiddo

afti | amardiiddo | baloolley | caasi | dharas | diiddooy | diiddow | hawldiiddo | maddiiddo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version