Diil
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Dhabbo; jid.
Diil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iilay, -iishay)Wax ciid, neef iwm ka buuxin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diil ↴
gaadoowe | taaloog | yididdiilo | badiil | bardiil | biciid | canfar | dameerfarow | deero | dermad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg