Site icon Qaamuus

ereyga

Diindiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld diin¹.

Diindiin

Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:

D. ah: dhar aad u duugoobay oo si sahlan u dildillaaci kara.

Diindiin

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iimay, -iintay; -iimi)

Si sahlan u dildillaacid (dhar aad u duugoobay).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga diindiin

diin | diindiimid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version